CapCut waa barnaamij bilaash ah oo lagu sameeyo tafatirka fiidiyowyada. Waxay kuu ogolaanaysaa inaad jarjarto, ku darto saameyn, qoraal, muusig iyo filtarrro si aad u sameyso fiidiyooyin qurux badan. Waa fududahay in la isticmaalo, waana ku habboon yahay abuurayaasha TikTok, YouTube iyo Instagram.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet