Barashada Luuqadda Carabiga waa tallaabo muhiim ah oo kuu sahlaysa fahamka Qur’aanka Kariimka, Xadiiska, iyo cilmiga Islaamka. Luuqaddan barakaysan waxay sidoo kale kuu fureysaa albaabyo cusub oo aqoon, xiriir bulsho, iyo fursado shaqo oo caalami ah. Ku baro si fudud, talaabo-talaabo, adigoo kobcinaya xirfadda akhriska, qorista iyo hadalka.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet